Ciidamada AMISOM oo dil u geestay Lamaanayaal Soomaaliyeed (Akhriso Magacyada)

Warar lagu kalsoonyahay oo naga soo gaaray Degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in dad shacab ah oo aan waxba galabsan ay ciidamada AMISOM Madaafiic ku dileen. Ciidamada AMISOM ayaana dadka ay madaafiicda ku dileen waxa ay ahaayeen lamaanayaal gurigooda ku sugnaa , waxaa sidoo kale madaafiicdaasi ku dhaawacmay labo qof oo kale … Continue reading Ciidamada AMISOM oo dil u geestay Lamaanayaal Soomaaliyeed (Akhriso Magacyada)